HomeCaalamkaImaaraadka Carabta oo shaaciyay sababta ay u soodhaweeyeen Madaxweynihii baxsaday ee Afghanistaan

Imaaraadka Carabta oo shaaciyay sababta ay u soodhaweeyeen Madaxweynihii baxsaday ee Afghanistaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynihii dalka Afghanistaan ​​Ashraf Ghani iyo qoyskiisa ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Abu Dabi ee dalka isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda ee khaliijka Arbacadii, waxayna intaas ku dartay inay ku soo dhaweyneyso hoggaamiyaha Afghanistan arrimo bini’aadannimo. bayaan kooban oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa u dhignaa sidan “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii dalka Afghanistaan ​​Ashraf Ghani iyo qoyskiisa ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Abu Dabi ee dalka isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda ee khaliijka Arbacadii, waxayna intaas ku dartay inay ku soo dhaweyneyso hoggaamiyaha Afghanistan arrimo bini’aadannimo.

bayaan kooban oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa u dhignaa sidan “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta waxay xaqiijin kartaa in Imaaraadka Carabta ay ku soo dhoweysay dalka Madaxweyne Ashraf Ghani arrimo bini’aadanimo,”

- Advertisement -

Ashraf Ghani ayaa isaga baxay Afgaanistaan ka dib markii caasimadda dalka ee Kabul ay qabsatay kooxda Taaliban oo mudo dheer kula jirtay dagaal adag Dowaladdiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts