HomeCaalamkaHoggamiyaha Daalibaan oo amray in la sii daayo Maxaabiista Siyassadeed ee xiran

Hoggamiyaha Daalibaan oo amray in la sii daayo Maxaabiista Siyassadeed ee xiran

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhundzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaasiyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi. Qoraal uu Afhayeenka Daalibaan, Qaari Yuusf Axmedi soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu ku shaaciyey Amarka uu Hoggaamiyahooda ku bixiyey in la sii daayo Siyasiyiinta xiran, iyadoo Guddoomiyayaasha Goballadda la amray inay si shroud la’aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhundzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaasiyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi.

Qoraal uu Afhayeenka Daalibaan, Qaari Yuusf Axmedi soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu ku shaaciyey Amarka uu Hoggaamiyahooda ku bixiyey in la sii daayo Siyasiyiinta xiran, iyadoo Guddoomiyayaasha Goballadda la amray inay si shroud la’aan ah u sii daayaan Maxabiista Siyaasadda ee darajadahoose iyo Xilalka sare hayey.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in Maxaabiista la sii daynayo lagu wareejiyo Qoysaskooda maalinta berrito ee Jimcaha ah.

Maleeshiyada Daalibaan waxay bishan 15-dii gudaha u galeen caasimadda dalkaasi ee Kabul, taasi oo soo dedejisay Burburka Dowladdii ay Maraykanka taageerayeen.

Qabsashada Daalibaan ee Xukunka Afganistan waxay sababtay inay Kumanaan qof ka baxsadaan dalkaasi, cabsi ay ka qabaan Xukunka Daalibaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts