HomeCaalamkaDaalibaan oo Bandow ku soo rogtay magaallo looga mudaaharaaday

Daalibaan oo Bandow ku soo rogtay magaallo looga mudaaharaaday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ururka Daalibaan waxay sheegeen inay Bandow ku soo rogeen magaalladda Khost ee K/bari ee dalkaasi, si looga hortago Dibadbaxyo iyo Amar diido iyaga ka dhanka ah. Magaalladda Khost waxay ka mid tahay dhowrka Degmo ee ay dadka Deegaanka isku dayeen Dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan Daalibaan, iyagoo ruxayey Calanka Qaranka Afganistan. Ciiddanka Daalibaan ayaa wada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Daalibaan waxay sheegeen inay Bandow ku soo rogeen magaalladda Khost ee K/bari ee dalkaasi, si looga hortago Dibadbaxyo iyo Amar diido iyaga ka dhanka ah.

Magaalladda Khost waxay ka mid tahay dhowrka Degmo ee ay dadka Deegaanka isku dayeen Dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan Daalibaan, iyagoo ruxayey Calanka Qaranka Afganistan.

- Advertisement -

Ciiddanka Daalibaan ayaa wada xiray magaalladda Khost, iyadoo dhamaan dhaqdhaqaaqyada la mamnuucay.

Waxayna sheegeen in Ujeedada Bandowga tahay sidii looga hortegi lahaa Rabshadaha horseedi kara Bililiqada.

Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Kooxda Daalibaan ayaa la sheegay inay maanta toogasho ku dileen 3 qof oo ku sugnaa Caasimadda Gobalka Kunaar ee Asadabaad ee dalka Afganistan, kuwaasi oo watay Gaari uu ka dul babanayey Calanka dalka Afganistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts