HomeWararMas'uuliyiin ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Hay'ado Caalami ah oo gaaray Buulo-Barde

Mas’uuliyiin ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Hay’ado Caalami ah oo gaaray Buulo-Barde

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF, ayaa soo garay dagmada Buulo-burte Ujeedka socdalka wafdiga ay hogamineyso Wasiirka ayaa ahaa ukuur.geladida xaaladda beni’aadannimo ee kajirto degmada Buulo-burte, maadama degmada ay go’doontahay sideed sano. Wasir khadija iyo wafdiga ayaa waxa […]

- Advertisement -

Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF, ayaa soo garay dagmada Buulo-burte

Ujeedka socdalka wafdiga ay hogamineyso Wasiirka ayaa ahaa ukuur.geladida xaaladda beni’aadannimo ee kajirto degmada Buulo-burte, maadama degmada ay go’doontahay sideed sano.

- Advertisement -

Wasir khadija iyo wafdiga ayaa waxa ay soo kormeren goobaha ay daganyihin barakacaysha ee ku yaala duleedka degmada, sidoo kale waxa ay kormeren xarumaha ay ku shaqeyso hay’adda Mercy USA

Kormerka kadib wafdiga ayaa la kulmay maamulka Degmada Buulo-burte odayaasha dhaqanka hay’adaha ka howlgala degmada, ayadoo ka wareysatay xaaladda Degmada iyo qaabka ay u shaqeeyaan.

Latest stories