HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo ka hadashay Xaaladda ka taagan Afghanistaan

Qaramada Midoobay oo ka hadashay Xaaladda ka taagan Afghanistaan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutterres ayaa kooxda Taliban iyo dagaalyahanada kaleba ugu baaqay inay dejiyaan xaaladda si loo badbaadiyo nolosha shacabka.

Bayaan ka soo baxay afhayeenkiisa, ayuu Gutteres ku shegay inay qasab tahay in wax laga qabto baahiyaha bini’aadanimada, xuquqda iyo xoriyadda dadka oo dhan.

- Advertisement -

Xoghayaha Qaramada Midoobay waxaa uu si gaar ah walaac ugu muujiyay mustaqbalka haweenka iyo gabdhaha yar yar kuwaas oo bayaanka lagu sheegay inay waajib tahay in il gaar ah lagu eego.

Latest stories