HomeCaalamkaMadaxweyne Biden oo loogu baaqay inuu Is-casilo

Madaxweyne Biden oo loogu baaqay inuu Is-casilo

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Qoraal uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump waxa uu ugu baaqay Madaxweyne Joe Biden inuu iska casilo xilka, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daalibaan la wareegeen dalka Afganistan. Trump waxa uu ku eedeeyey Biden inuu ku kacay Guul-daradii ugu weynayd ee Taariikhda Maraykanka. Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka waxay sheegeen inay 6,000 oo […]

- Advertisement -

Qoraal uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump waxa uu ugu baaqay Madaxweyne Joe Biden inuu iska casilo xilka, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daalibaan la wareegeen dalka Afganistan.

Trump waxa uu ku eedeeyey Biden inuu ku kacay Guul-daradii ugu weynayd ee Taariikhda Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka waxay sheegeen inay 6,000 oo Askari u direen Afganistan, si ay u soo daad-gureeyaan Muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan caasimadda Afganistan ee Kabul.

Milliteriga Maraykanka waxay la wareegeen Maamulista Garoonka Caalamiga ee Kaabul, iyagoo hakiyey Duullimaadyadii Ganacsiga ee isticmaali jirtay Garoonkaasi.

Afhayeenka Waaxda Difaaca Marykanka, John Kirby ayaa sheegay inay Ciiddanka Maraykanka la wareegeen Mas’luliyada Garoonka, iyagoo taageerayo dhigooda Afganistan.

- Advertisement -

Wararka kale ee ka imaanayo Caasimadda Kabul waxay sheegayaan inay Daalibaan la wareegeen Telefishinka Qaranka Afganistan, iyagoo Fariin la soo duubay ka baahiyey TV-ga.

Waxay ugu baaqeen dadka Reer Afganistan inay ku nagaadaan Deganaansho, iyadoo xalay ahayd Habeenkii u horeeyey ee ay Kooxda Daalibaan ku sugan tahay gudaha Kabul, gaar ahaan Qasriga Madaxtooyada ee dalkaasi.

Latest stories