HomeWararDowldaha Sacuudiga iyo Somalia oo ka wada hadlay Maalgashiga Kalluumeysiga

Dowldaha Sacuudiga iyo Somalia oo ka wada hadlay Maalgashiga Kalluumeysiga

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Sacuudiga ayaa ka baaraan degayso inay Maalgelin ku samayso qeybaha kala duwan ee Dhaqaalaha Somalia. Wargeyska AAWSAT ee Sacuudiga laga leeyahay, balse ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray Xogta ku aadan Qorshaha Dowladda Sacuudiga ku doonayso inay maalgelin ku bixiso Mashruuca Kalluumeysiga Somalia. Wargeyska waxa uu qoray in Saraakiil ka socotay Hay’adda Guud […]

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa ka baaraan degayso inay Maalgelin ku samayso qeybaha kala duwan ee Dhaqaalaha Somalia.

Wargeyska AAWSAT ee Sacuudiga laga leeyahay, balse ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray Xogta ku aadan Qorshaha Dowladda Sacuudiga ku doonayso inay maalgelin ku bixiso Mashruuca Kalluumeysiga Somalia.

- Advertisement -

Wargeyska waxa uu qoray in Saraakiil ka socotay Hay’adda Guud ee Sacuudiga ugu qaabilsan Ganacsiga Dibedda ee GAFT iyo dhigooda Somalia ay Kulan Khaas ah ku yeesheen Caasimadda dalka Cumaan ee Masqat.

Muddadii uu socday Kulankaasi waxay Ergada Sacuudiga sheegeen inay Somalia ka jirto Fursado badan oo maalgashi, gaar ahaan Mashruuca Kalluumeysiga.

Dalka Somalia waxa uu ka mid yahay dalalka ugu Xeebta dheer Qaaradda Afrika, isla markaana hayinka u ah dhoofinta Xoolaha iyo Kalluumeysiga ee Afrika.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Hay’adda Guud ee Sacuudiga ugu qaabilsan Ganacsiga Dibedda ee GAFT waxaa loo asaasay sare u qadida Hawlaha Maalgashiga Sacuudiga iyo in la adkeeyo Mowqifka Sacuudiga ee Ganacsiga ee Maandiqada iyo guud ahaan Caalamka.

Latest stories