HomeCaalamkaAfhayeenka ururka Taalibaan "Ma jiri doono wax aargoosi ah"

Afhayeenka ururka Taalibaan “Ma jiri doono wax aargoosi ah”

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Afhayeenka ururka Taalibaan ayaa BBC-da u sheegay “in aysan jiri doonin wax aargoosi ah” oo lagula kici doono shacabka reer Afghanistaan. “Waxaan dadka reer Afghanistan u ballanqaadaynaa, gaar ahaan kuwa jooga Kabul in naftooda iyo hantidooda ay tahay ammaan- ma jirta cida laga aargoosan doono,” Ayuu Suhail Shaheen ku yiri BBC. “Waxaan u shaqaynaynaa dadka […]

- Advertisement -

Afhayeenka ururka Taalibaan ayaa BBC-da u sheegay “in aysan jiri doonin wax aargoosi ah” oo lagula kici doono shacabka reer Afghanistaan.

“Waxaan dadka reer Afghanistan u ballanqaadaynaa, gaar ahaan kuwa jooga Kabul in naftooda iyo hantidooda ay tahay ammaan- ma jirta cida laga aargoosan doono,” Ayuu Suhail Shaheen ku yiri BBC.

- Advertisement -

“Waxaan u shaqaynaynaa dadka iyo dalkan.”

“Hoggaankeennu wuxuu faray ciidamadeenna inay ku sugnaadaan iridda Kabul – inaysan soo gelin magaalada. Waxaan sugnaba waa in si nabad ah xilka lagula kala wareego ”

Waxa uu sidoo kale sheegay in dhammaan dadka reer Afgaanistaan ​​ay ka qeybqaadan doonaan dowladda Islaamka – taasoo la micno ah in dadka reer Afghanistan ee aan Taalibaan ahayn lagu dari doono.

Latest stories