HomeCaalamkaTaalibaan oo la wareegtay madaxtooyada Afghanistan.

Taalibaan oo la wareegtay madaxtooyada Afghanistan.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Taalibaan ayaa sheeganeysa in ay la wareegeen madaxtooyada dalka Afghanistaan ee ku taalla caasimadda Kabul. Madaxweyne Ghani ayaa saacado kahor ka tagay dalka, balse waxaan weli caddeyn xaaladda rasmiga ah ee aqalka laga xukumo dalkaas. Sida laga soo xigtay wariye gudaha ku sugan oo lagu magacaabo, Bilal Sarwary oo la hadlay laba qof oo reer […]

- Advertisement -

Taalibaan ayaa sheeganeysa in ay la wareegeen madaxtooyada dalka Afghanistaan ee ku taalla caasimadda Kabul.

Madaxweyne Ghani ayaa saacado kahor ka tagay dalka, balse waxaan weli caddeyn xaaladda rasmiga ah ee aqalka laga xukumo dalkaas.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay wariye gudaha ku sugan oo lagu magacaabo, Bilal Sarwary oo la hadlay laba qof oo reer Afgaanistaan ah oo ku hawlan wadaxaajood toos ah, ayaa sheegaya in heshiiska uu qayb ka ahaa in Ghani uu ku biiri lahaa xafladda xil wareejinta awoodda oo ka dhici lahayd qasriga madaxtooyada, balse taa beddelkeeda isaga iyo kaaliyayaashiisii sare ay dalka isaga baxeen.

‘‘Shaqaalaha qasriga ayaa markaa la sheegay in lagu wargeliyay in ay madaxtooyada isaga baxaan, qasrigana uu”, kaaliyayaasha ayaa sidaas yiri.Taalibaaniyiintu ayaa kadib wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, in ay la wareegeen madaxtooyada.

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha dowladda.

Latest stories