HomeCaalamkaMadaxweyne Ashraf Ghani oo ka cararay dalka Afghanistaan

Madaxweyne Ashraf Ghani oo ka cararay dalka Afghanistaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynihii dalka Afganistan Ashraf Qaani ee ay Kooxda Daalibaan maannta ku go’doomiyeen Kabul ayaa la sheegay inuu u baxsaday mid ka mid ah dalalka Xuduudka la leh Afganistan. Ilo Diplomaasi iyo Warbaahinada Caalamiga ayaa sheegay inuu Ashraf Qaani ka degay Garoonka caasimada dalka Tajikistan ee Dushanbe. Ma kala cadda inay Madaxda dalkaasi u fidiyeen Magangelyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii dalka Afganistan Ashraf Qaani ee ay Kooxda Daalibaan maannta ku go’doomiyeen Kabul ayaa la sheegay inuu u baxsaday mid ka mid ah dalalka Xuduudka la leh Afganistan.

Ilo Diplomaasi iyo Warbaahinada Caalamiga ayaa sheegay inuu Ashraf Qaani ka degay Garoonka caasimada dalka Tajikistan ee Dushanbe.

- Advertisement -

Ma kala cadda inay Madaxda dalkaasi u fidiyeen Magangelyo Siyaasadeed iyo in kale.

Ashraf Qaani waxaa horey u sii raacay xubno ka tirsan qoyskiisa, Xukuumadiisa iyo inta badan La-Taliyaashiisa Khaaska ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts