HomeWararDoorashada labaad ee Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Baydhabo

Doorashada labaad ee Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeerka u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kuraas ka harsaneyd Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Lix Musharax ayaa ku tartamaya saddex kursi oo kamid ah 8-da kursi ee Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed, waxaana dadka Musharaxiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeerka u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kuraas ka harsaneyd Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Lix Musharax ayaa ku tartamaya saddex kursi oo kamid ah 8-da kursi ee Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed, waxaana dadka Musharaxiinta tartameysa kamid ah Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji.

- Advertisement -

Doorashada Maanta ka dhaceysa Baydhabo ayaa waxaa kursigeeda Xildhibaan ee Golaha Shacabka ku weyneysa Wasiirada Haweenka Xukuumadda Xaniifa Maxamed Ibraahin Xaabsade, kadib markii Lafta-gareen uu Liiska Musharaxiinta ka saaray, kuna soo bedelay Nin la dhashay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa dooran doona kuraasta harsan ee doorashada Aqalka Sare, waxaana haatan howlka Baarlamaanka Maamulkaas ka ka socota qaban-qabadii ugu dambeysay ee doorashada dhaceysa.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noqon doona maamulkii labaad ee dhameystira doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, iyadoo horey Puntland u dhameystirtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts