HomeCaalamkaHoggaamiyeyaasha dalalka Raashiya iyo Jarmalka oo kulan khaas ah yeelanaya

Hoggaamiyeyaasha dalalka Raashiya iyo Jarmalka oo kulan khaas ah yeelanaya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu bishan 20da magaalladda Mosko kula kulmi doonaa Haweeneyda Ra’isul-wasaaraha ka ah Jarmalka, Angela Merkel. Hadal ka soo baxay Madaxtooyada Raashiya ee Keremiliinka ayaa lagu sheegay inay Labada Hoggaamiye ka wada xaajoon doonaan Iskaashiga Labada dal , Isdhaafsiga Dhacdooyinka Caalamiga iyo kuwa Gobaleedka ee ka hadalka u baahan. Ajendayaasha wada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu bishan 20da magaalladda Mosko kula kulmi doonaa Haweeneyda Ra’isul-wasaaraha ka ah Jarmalka, Angela Merkel.

Hadal ka soo baxay Madaxtooyada Raashiya ee Keremiliinka ayaa lagu sheegay inay Labada Hoggaamiye ka wada xaajoon doonaan Iskaashiga Labada dal , Isdhaafsiga Dhacdooyinka Caalamiga iyo kuwa Gobaleedka ee ka hadalka u baahan.

- Advertisement -

Ajendayaasha wada hadalka Putin iyo Angel Merkel waxaa kaloo ka mid ah dhuumaha Gaaska Dabiiciga, Mashruuca Tamarta ee Labada dal iyo Khilaafka Maraykanka ee Dhismaha Dhuumaha Gaaska ee isku xirayo Raashiya iyo Jarmalka.

Dhinaca kale, RW Jarmalka waxay bishan 22-da booqan doontaa caasimada dalka Ukrayn ee Kiyeef, iyadoo Madaxweynaja dalkaasi, FOLODMAYIR ZELENISKI kala hadli doontaa Arrimaha Ammaankaiyo Xiriirka labada dal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts