HomeWararGalmudug oo ka Jawaabeysa Dalabyo uga yimid Maamulada degaano

Galmudug oo ka Jawaabeysa Dalabyo uga yimid Maamulada degaano

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ka qayb qaadashada dagaalka lagula jiro Al-shabaab. Odayaasha deegaanada, Balicad, Kax, tuur-libaax, Qanboob iyo Yucub Bohole ayaa maayarka kala hadley baahiyaha u gaarka ah deegaan walba […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ka qayb qaadashada dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

Odayaasha deegaanada, Balicad, Kax, tuur-libaax, Qanboob iyo Yucub Bohole ayaa maayarka kala hadley baahiyaha u gaarka ah deegaan walba ayaa balan qaaday in ay Ka qayb qaadanayaan xoojinta amniga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Deegaanka Balicad, Liibaan Axmed Dhoore oo si gaar ah u xusey caqabada ugu weyn ee bulshada heysta, ayaa sheegay in deegaanadaasi laga qaadey Ciidamo ka tirsan Booliiska oo ka howlgali jiray isla markaana ay codsi u yihiin in ay helaan cid kala shaqeysa amaanka deegaanka.

Xildhibaan Qadar Juun Barre oo kormeerkan qayb ka ahaa ayaa bulshada deegaanadan udiray fariin la xiriirta in ay gacan ku siiyaan amaanka Ciidamada kusugan furimaha hore iyo kuwa ku howlan illaalinta amaanka wadooyinka halbowlaha ah.

Ugu dambeyn maayarka Degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow oo ka jawaabaya dalabka dadwaynaha uu la Kulmey ayaa balan qaadey in maamulku fullinayo Mas’uuliyada amaanka ee shacabkan, taas badalkeedana ay muhiim tahay in bulshadu taageerto Geesiyada ku howlan amaankooda har iyo habeenba.

Latest stories