HomeWararSafaaradda Maraykanka ee Kaabul oo la xiri doono

Safaaradda Maraykanka ee Kaabul oo la xiri doono

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wargeyska Politico ayaa qoray in Safaaradda Maraykanka ee ku taalla Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul in sida ugu dhaqsaha badan loo xiri doono dabayaaqada bishan August. 3 qof oo Xogogaal u ahaa Xaalladda Afganistan ayaa u sheegay Wargeyska inay socdaan Wada-xaajoodyo gudaha oo ku aadan in albaabadda loo laabo Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Kabul, lana […]

- Advertisement -

Wargeyska Politico ayaa qoray in Safaaradda Maraykanka ee ku taalla Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul in sida ugu dhaqsaha badan loo xiri doono dabayaaqada bishan August.

3 qof oo Xogogaal u ahaa Xaalladda Afganistan ayaa u sheegay Wargeyska inay socdaan Wada-xaajoodyo gudaha oo ku aadan in albaabadda loo laabo Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Kabul, lana daad-gureyn doono Shaqaalaha iyo Qalabka kale ee muhiimka ee dhex yaalla dhismaha Safaaradda.

- Advertisement -

Shalay ayey ahayd, markii ay Saraakiil ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Maraykanka sheegeen inay Kooxda Daalibaan kula wareegi karaan Caasimadda dalka Afganistan ee Kabul muddo 90 maalmood.

Latest stories