HomeCaalamkaDowladda Afganistan oo Daalibaan usoo bandhigtay Awood-qeybsi

Dowladda Afganistan oo Daalibaan usoo bandhigtay Awood-qeybsi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Afganistan ayaa samaysay Codsigaasi, si ay Daalibaan u joojiyaan Colaadda ka socota dalkaasi. Ilo ka tirsan Dowladda Afganistan ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera Hindishaasi oo ay Warbaahinada Maxaliga dalkaasi maanta sii baahiyeen. Cabdalla Cabdalla oo ah Guddoomiyaha Golaha Sare ee Dib-u-heshiisiinta Qaranka wax uu Caasimadda dalka Qatar ee Doha kulan kula leeyihiin Saraakiil ka […]

- Advertisement -

Dowladda Afganistan ayaa samaysay Codsigaasi, si ay Daalibaan u joojiyaan Colaadda ka socota dalkaasi.

Ilo ka tirsan Dowladda Afganistan ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera Hindishaasi oo ay Warbaahinada Maxaliga dalkaasi maanta sii baahiyeen.

- Advertisement -

Cabdalla Cabdalla oo ah Guddoomiyaha Golaha Sare ee Dib-u-heshiisiinta Qaranka wax uu Caasimadda dalka Qatar ee Doha kulan kula leeyihiin Saraakiil ka kala socota Maraykanka, Raashiya iyo dalalka deriska la ah Afganistan.

Waxa kale oo uu Qorshaha Nabadda Afganistan la wadaagay Dowladda Qatar oo Shirka marti-gelinayso, oo iyada la sii wadaagtay Ergada Daalibaan ku matalayo Shirkaasi.

Codsiga Dowladda Afganistan inay Daalibaan Awood-qeybsiga Talada dalkaasi ayaa yimid, kadib, markii ay Maleeshiyadda Dalibaan maanta gacanta ku dhigeen Caasimad-gobaleedkii 10-aad ee Qasni oo 150-KM dhanka Koonfurta kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Kabul.

Latest stories