HomeCaalamkaDoorashada madaxtinimada dalka Zambia oo bilaabatay

Doorashada madaxtinimada dalka Zambia oo bilaabatay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Malaayiin kamid ah shacabka dalka Zambia ayaa Khamiistan maanta ah u dareereya goobaha codbixinta doorashada madaxtinimada dalkaas xilli ay jirto mushkulad dhaqaale oo aad u daran. 14 murashax oo uu ku jiro madaxweynaha xilka haya, ayaa ku tartamaya xilka ugu sareeya dalka dhaca Afrikada Koofureed. Booliiska iyo militiriga ayaa lagu baahiyay guud ahaan dalka, si […]

- Advertisement -

Malaayiin kamid ah shacabka dalka Zambia ayaa Khamiistan maanta ah u dareereya goobaha codbixinta doorashada madaxtinimada dalkaas xilli ay jirto mushkulad dhaqaale oo aad u daran.

14 murashax oo uu ku jiro madaxweynaha xilka haya, ayaa ku tartamaya xilka ugu sareeya dalka dhaca Afrikada Koofureed.

- Advertisement -

Booliiska iyo militiriga ayaa lagu baahiyay guud ahaan dalka, si ay u sugaan amniga goobaha codbixinta.

Madaxweynaha talada haya ee Edgar Lungu ayaa raadinaya in mar kale dib loo doorto, isagoo mucaaradad xoogan kala kulamaya Hakainde Hichilema, oo ah hogaamiyaha xisbiga ugu weyn axsaabta mucaaradka dalka Zambia.

Doorashadan ayaa loo arkaa mid aad muhiim u ah Zambia, iyadoo dadka ka qeybgalaya doorashadan u badan yihiin da’yar doonaya horumar dhaqaale iyo fursado shaqo oo wanaagsan.

- Advertisement -

Guddiga doorshada, waxaa balan qaaday in ay qaban doonaan doorasho hufan oo lagu kalsoonaan karo.

Latest stories