HomeCaalamkaDhowr qof oo ku dhintay Fatahaad ka dhacday Turkiga

Dhowr qof oo ku dhintay Fatahaad ka dhacday Turkiga

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 4 qof ayaa geeriyootay, mid kalena waa la la’ yahay, kadib, markii uu Daad ku dhuftay Gobalka Kastamanu ee Waqooyiga dalkaasi. Hay’adda Maareynta Gurmadka iyo Ka-hortaga Masiibooyinka ee dalkaasi ee AFAD ayaa sheegtay in 13 qof ku dhaawacmeen Daad iyo dhul-go’ ka dhacay Goballadda Bartin, Kastamanou iyo Sinop. Muuqaal Video oo ay Hay’adda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 qof ayaa geeriyootay, mid kalena waa la la’ yahay, kadib, markii uu Daad ku dhuftay Gobalka Kastamanu ee Waqooyiga dalkaasi.

Hay’adda Maareynta Gurmadka iyo Ka-hortaga Masiibooyinka ee dalkaasi ee AFAD ayaa sheegtay in 13 qof ku dhaawacmeen Daad iyo dhul-go’ ka dhacay Goballadda Bartin, Kastamanou iyo Sinop.

- Advertisement -

Muuqaal Video oo ay Hay’adda AFAD sii daysay ayaa muujinaya inay socdaan dadaalka lagu daad-gureynayo dadka ku go’doomay guryahooda, Dhismooyin burburay iyo Khasaaro xooggan oo soo gaaray Waddooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts