HomeCaalamkaDaalibaan oo sheegatay inay qabsadeen magaalo ku taalla Afganistaan

Daalibaan oo sheegatay inay qabsadeen magaalo ku taalla Afganistaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maleeshiyadda Dalibaan waxay sheegeen inay gudaha u galeen Caasimadda Gobalka Khasni ee K/bari Afganistan. Afhayeenka Daalibaan, Qaari Yuusuf Axmed waxa uu maanta xaqiijiyey inay gudaha u galeen magaalladda Qasni oo 130KM dhanka K/Galbeed ka xigta Caasimadda dalkaasi ee Kabul. Qoral uu soo dhigay Bartiisa Twiteerka ayuu ku sheegay inay la wareegeen Guriga Guddoomiyaha Gobalka, Xarumaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Dalibaan waxay sheegeen inay gudaha u galeen Caasimadda Gobalka Khasni ee K/bari Afganistan.

Afhayeenka Daalibaan, Qaari Yuusuf Axmed waxa uu maanta xaqiijiyey inay gudaha u galeen magaalladda Qasni oo 130KM dhanka K/Galbeed ka xigta Caasimadda dalkaasi ee Kabul.

- Advertisement -

Qoral uu soo dhigay Bartiisa Twiteerka ayuu ku sheegay inay la wareegeen Guriga Guddoomiyaha Gobalka, Xarumaha Boliska, Xabsiga iyo goobo kale.

Dadka Deegaanka waxay sheegeen inay weli dagaallo ka socdaan gudaha magaalladaasi, gaar ahaan meel ku dhow Xarumaha Sirdoonka, iyadoo ay Ciiddanka Khaaska iyo kuwa Milliteriga ee Dowladda Afganistan doonayaan inay dib u riixaan Maleeshiyadda Daalibaan.

Dhinaca kale, Maleeshiyada Daalibaan waxaa la sheegay inay maaanta la wareegeen inta badan Caasimad-gobaleedka Uruzgan ee Tarinkot, iyagoo aan wax iska caabin ah la kulmin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts