HomeWararBarlamaanka Galmudug oo maanta dooranaya lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare

Barlamaanka Galmudug oo maanta dooranaya lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u matali doonaa maamulkaas afarta sano ee soo socota. Tan iyo Markii Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu soo gudbiyay liiska Musharixiinta u taagan Aqalka sare in ay ku matalaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u matali doonaa maamulkaas afarta sano ee soo socota.

Tan iyo Markii Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu soo gudbiyay liiska Musharixiinta u taagan Aqalka sare in ay ku matalaan Maamulkaasi, ayaa waxaa laga dareemayay magaalada dhaqdhaqaaqyo aad u ballaaran oo ayw adaan siyaasiyiinta iyo sidoo akle xubnaha musharixiinta ah ee maamulkaasi.

- Advertisement -

Magaalada ayaa waxaa si weyn looga dareemaya diyaar garowga ku aaddan doorashada, waxaana sidoo kale si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee magalada gaar ahaan halka doorashadu ka dhacayso.

Si kastaba saacadaha soo aaddan ayaa waxaa la filayaa in ay si toos ah u billaabato dooarshada Xubaha aqalka sare ee Maamulka galmudug.

Latest stories