HomeCaalamkaWasiir ka tirsan dalka Afganistan oo baxsaday iyo sababta keentay

Wasiir ka tirsan dalka Afganistan oo baxsaday iyo sababta keentay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wasiirkii Maaliyada ee Xil-gaarsiinta ee Afganistan, Khaalid Payenda  ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkaasi, kadib, markii uu cadaadis kala kulmay Madaxtooyada dalkaasi

Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Telefishinka TOLO NEWS inuu Wasiirka Is-casilay ka cararay dalka, isagoo sheegay inuusan jeclayn inuu Afganistan dib ugu soo laabto.

- Advertisement -

Qoraal ay Wasaaradda Maaliyada ee dalkaasi soo saartay ayaa lagu sheegay inuu Wasiirku u ambabaxay booqasho rasmi, balse, lama sheegin dalka uu booqan doono.

Dhinaca kale, Qoraal uu Wasiir Khalid Payenda soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay inay sharaf weyn u tahay Noloshiisa  xilkaasi uu hayey, balse, haatan la gaaray xilligii uu muhiimadda siin lahaa Danihiisa Shaqsiyadeed.

Waxa uu intaasi ku daray in Xilka ku wareejiyey Ku-xigeenkiisa Arrimaha Dakhliga iyo Canshuuraha oo lagu magacaabo Alem Shaah Ibraahimi, kaasi oo xilka sii hayn doono inta Wasiir Cusub laga soo magacaabayo.

Latest stories