HomeCaalamkaKooxda Oromada hubeysan ee OLA oo Isbahaysi la noqotay TPLF

Kooxda Oromada hubeysan ee OLA oo Isbahaysi la noqotay TPLF

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hoggaamiyaha Kooxda Hubeysan ee Xoreynta Oromada ee OLA, Kumsa Diriba oo lagu naanayso Jaal Marroo ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP inay Isbahaysi la noqdeen Kooxda Tigrayga ee TPLF, si ay ula dagaalamaan Dowladda Federalka Ethiopia. Waxa uu sheegay in Xalka keliya ee haatan xilka looga tuuri karo Dowladda Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali tahay  Hawlgal Milliteri oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kooxda Hubeysan ee Xoreynta Oromada ee OLA, Kumsa Diriba oo lagu naanayso Jaal Marroo ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP inay Isbahaysi la noqdeen Kooxda Tigrayga ee TPLF, si ay ula dagaalamaan Dowladda Federalka Ethiopia.

Waxa uu sheegay in Xalka keliya ee haatan xilka looga tuuri karo Dowladda Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali tahay  Hawlgal Milliteri oo ah Luqadda ay doonayaan in lagula hadlo, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kooxda Hubeysan ee OLA waxa uu xusay in Heshiiska Isbahaysiga ay la galeen Ciiddanka Tigrayga la gaaray dhowr isbuuc ka hor, isla markaana lagu wada heshiiyey Heer Is-fahamka Iskaashiga dhanka Milliteriga ee La-dagaalanka  Dowladda Ethiopia.

Hadalka Hoggaamiyaha Ciiddanka  Xoreynta Oromada ee OLA, Kumsa Diriba waxa uu ku soo beegmay, hal maalin kadib, markii uu RW Abiy Ahmed ugu baaqay dhamaan dadka Ethiopianka inay Ciiddanka ku soo biiraan, si loo joojiyo Ciiddanka Tograyga.

Dhinaca kale,Afhayeenka TPLF,Getajew Reda oo la hadlay Wakaalladda Wararka AP waxa uu sheegay inay dagaalka joojin doonaan, marka Dowladda Abiy Ahmed xilka laga tuuro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts