HomeCaalamkaDhoolatus Milliteri oo ka bilowday dalka Singapore

Dhoolatus Milliteri oo ka bilowday dalka Singapore

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciiddamo Baddeed ka kala socda 21 Waddan ayaa waxa u bilowday Dhoolatus Wadajir ah oo ku samaynaayaan Xeebaha dalka Singapore. Carbiskaasi oo shalay bilowday ayaa waxaa ka qeyb galayo Ciiddamo Maraykan iyo kuwo ka kala socda dalal ka tirsan Qaaradda Asia, sida lagu sheegay hadal-qoraal oo ka soo baxay Guutada 7-aad ee Ciiddanka Badda ee […]

- Advertisement -

Ciiddamo Baddeed ka kala socda 21 Waddan ayaa waxa u bilowday Dhoolatus Wadajir ah oo ku samaynaayaan Xeebaha dalka Singapore.

Carbiskaasi oo shalay bilowday ayaa waxaa ka qeyb galayo Ciiddamo Maraykan iyo kuwo ka kala socda dalal ka tirsan Qaaradda Asia, sida lagu sheegay hadal-qoraal oo ka soo baxay Guutada 7-aad ee Ciiddanka Badda ee Maraykanka.

- Advertisement -

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ka badan 400 oo Askar Maraykan ah iyo 10-Maraakiibta Dagaalka ay kaga qeyb galayaan Dahoolatuskaasi.

Dalalka kale ee ka qeyb qaadanayo Carbiska Milliteri waxay ka kala socdaan dalalka UK, Australia, Kanada, Indonesia, Faransiiska, Jarmalka, Japan, Hindiya,  Malaysia, Bangaladesh, Singapore, Filibiin, Koonfurta Kuurya, New Zealand,Thailand, East Timor, Maldefis iyo Buruneeya.

Dhinaca kale, Carbiskan ay Ciiddanka Maraykanka hoggaaminayaan waxa uu ku soo beegmay,  iyadoo ay Shiinaha iyo Raashiya si wadajir ah  Dhoolatus  uga socdo Gobalka Ningashiya ee Bartamaha Waqooyi ee Shiinaha.

Latest stories