HomeCaalamkaTPLF oo ka hadashay weerar lagu qaaday gobolka Canfarta

TPLF oo ka hadashay weerar lagu qaaday gobolka Canfarta

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Fallaagada ka dagaalanta waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa beenisay inay ka dambeysay weerar shaley lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof. Afhayeen u hadlay TPLF ayaa sheegay in wararka ku saabsan weerarkaas ay yihiin kuwo laga naxo isla markaana sheegay inay ka qeyb qaadanayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fallaagada ka dagaalanta waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa beenisay inay ka dambeysay weerar shaley lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.

Afhayeen u hadlay TPLF ayaa sheegay in wararka ku saabsan weerarkaas ay yihiin kuwo laga naxo isla markaana sheegay inay ka qeyb qaadanayaan sidii baaritaan loogu sameyn lahaa weerarka ka dhacay Canfarta.

- Advertisement -

Dhakhatar ku sugan goobta la weeraray ayaa BBC u sheegay in ugu yaraan 12 qof ay u dhinteen dhaawacyo culus oo kasoo gaaray weerarka lagu qaaday xarunta caafimaad ee Galikoma.

Afhayeen u hadlay maamulka Canfarta ayaa ku eedeeyay in ciidamada Tigray ay ka dambeeyeen weerarka inkasta uusan wax faahfaahin ah ka bixin tirada dhimashada.

Waxaana lagu soo warramayaa in xaruntan ay ku sugnaayeen dad kasoo barakacay colaadaha ka taagan halkaas.

- Advertisement -

Dagaallada muddada 9 bilood ah ka socday Tigray ayaa haatan ku baahay gobollada deriska la ah ee Canfarta iyo Amxaarada.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts