HomeCaalamkaCudur cusub oo ka dilaacay galbeedka Afrika

Cudur cusub oo ka dilaacay galbeedka Afrika

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Guinea ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Marburg oo xannuun faafa oo lamid ah feyraska ka dhasha Ebola. Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in loo baahan yahay ka hortagga cudurka. Feyraska Marburg waxaa la rumeysan yahay in uu kasoo bilowday fiidmeerta taas oo u gudbisa banii’aadanka. Baaritaan lagu sameeyay bukaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Guinea ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Marburg oo xannuun faafa oo lamid ah feyraska ka dhasha Ebola.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in loo baahan yahay ka hortagga cudurka.

- Advertisement -

Feyraska Marburg waxaa la rumeysan yahay in uu kasoo bilowday fiidmeerta taas oo u gudbisa banii’aadanka.

Baaritaan lagu sameeyay bukaan u ku dhacay cudurka oo ku nool dalka Guinea ayaa lagu ogaaday in uu ku dhacay feyraska Marburg.

Dr Matshidiso Moeti oo ka tirsan Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in cudurka uu si baahsan u faafi karo.

- Advertisement -

Waxaa dalka Guinea ka socdaa dadaallo lagu baadigoobayo dadka loo maleynayo in uu la kulmay ninkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts