HomeCaalamkaNin codsigiisii magangelyo doonka loo diiday oo baadari ku dilay Faransiiska

Nin codsigiisii magangelyo doonka loo diiday oo baadari ku dilay Faransiiska

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wararka ka imanaya Faransiiska ayaa sheegaya in maydka baadari kaatoli ah laga helay tuulada Saint-Laurent-sur-Sèvre ee dalka Faransiiska. Ninka la tuhunsan yahay inuu qudha ka jaray baadariga ayaa la sheegay inuu yahay nin magangelyo doon ahaa oo u dhashay dalka Rwanda oo codsigiisii la diiday. Waxa kale oo ay wararku tibaaxayaan in sidoo kale ninkaa […]

- Advertisement -

Wararka ka imanaya Faransiiska ayaa sheegaya in maydka baadari kaatoli ah laga helay tuulada Saint-Laurent-sur-Sèvre ee dalka Faransiiska. Ninka la tuhunsan yahay inuu qudha ka jaray baadariga ayaa la sheegay inuu yahay nin magangelyo doon ahaa oo u dhashay dalka Rwanda oo codsigiisii la diiday.

Waxa kale oo ay wararku tibaaxayaan in sidoo kale ninkaa la tuhunsan yahay lagu eedaynayo in qudhiisu ka masuul ahaa dab la qabadsiiyey sannadkii hore kaniisadda magaaladaa oo khasaare ballaadhan gaadhsiiyey kaniisadda.

- Advertisement -

Ninkaa eedaysanaha ah ayaa booliska isku dhiibay sida ay haatan wararka sheegayaan, waxaana magaalada dilku ka dhacay haatan gaadhay wasiirka arimaha gudaha Faransiiska.

Latest stories