HomeCaalamkaDaalibaan oo gacanta ku dhigtay magaallo kale oo ku taallo Waqooyiga Afganistan

Daalibaan oo gacanta ku dhigtay magaallo kale oo ku taallo Waqooyiga Afganistan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Maleeshiyada Kooxda Daalibaan ayaa la sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen magaalladda AYBAK ee Caasimadda Gobalka Samangan, isla markaana ay sii daayeen Maxaabiistii ku xiray Xabsiga Dhexe ee magaalladaasi. Afhayeenka Kooxda Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid oo Qoraal soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inay la wareegeen Degmadda Aybak ee bartamaha u ah Gobalka Samangan. Telefishinka TOLO […]

- Advertisement -

Maleeshiyada Kooxda Daalibaan ayaa la sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen magaalladda AYBAK ee Caasimadda Gobalka Samangan, isla markaana ay sii daayeen Maxaabiistii ku xiray Xabsiga Dhexe ee magaalladaasi.

Afhayeenka Kooxda Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid oo Qoraal soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inay la wareegeen Degmadda Aybak ee bartamaha u ah Gobalka Samangan.

- Advertisement -

Telefishinka TOLO News waxa uu ka soo xigtay 2 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Gobalkaasi inay Kooxda Daalibaan si buuxda gacanta uguhayaan inta badan magaalladda Aybak, iyadoo ay Ciiddanka Dowladda ka baxeen iyagoo aan Wax-iska-caabin ah samaynin.

Latest stories