HomeCaalamkaToogasho ka dhacday Mareykanka iyo Diyaarad ku burburtay Minnesotta

Toogasho ka dhacday Mareykanka iyo Diyaarad ku burburtay Minnesotta

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Sarkaalad ka tirsan Bolis ayaa geeriyootay, mid kalena waa uu dhaawacmay Toogasho xalay ka magaalladda Jikaago ee Gobalka Iliyonis ee dalkaasi. Labada Sarkaal iyagoo dhaawacan ayaa loo qaaday Xarunta Daaweynta ee Jaamacadda Chicago University, iyadoo ay Sarkaalada dumarka ahayd geeriyootay, halka Sarkaalka kale uu soo gaaray dhaawa culus. Hadal ka soo baxay Taliska Boliska ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaalad ka tirsan Bolis ayaa geeriyootay, mid kalena waa uu dhaawacmay Toogasho xalay ka magaalladda Jikaago ee Gobalka Iliyonis ee dalkaasi.

Labada Sarkaal iyagoo dhaawacan ayaa loo qaaday Xarunta Daaweynta ee Jaamacadda Chicago University, iyadoo ay Sarkaalada dumarka ahayd geeriyootay, halka Sarkaalka kale uu soo gaaray dhaawa culus.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Taliska Boliska ee Chicago ayaa lagu sheegay in Labo Eedeysane la soo qabtay wax yar kadib markii ay  Toogashadaasi dhacday.

Baaritaano ayaa socda, iyadoo aysan weli kala caddayn waxa sababay Toogashadaasi.

Dhinaca kale, Diyaarad yar ayaa waxay ku dhacday Guri aan la deganayn oo ku yaalla magaalladda Victoria ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi.

- Advertisement -

6 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa M20

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts