HomeWararRW Rooble oo kulan Albaabadu u xiran yihiin la'leh mid ka mid...

RW Rooble oo kulan Albaabadu u xiran yihiin la’leh mid ka mid ah Musharixiinta Mucaaradka ah

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda kulan albaabadu u xiran yihiin waxaa uu hoygiisa kula leeyahay mid ka mid ah xubnaha mushariixnta Mucaaradka ah ee kasoo hor jeeda Madaxweyne farmaajo. Warar hoose oo aan helnay ayaa tibaaxaya in Rooble iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame uu  shir uga socdo hoyga Ra’iisul Wasaaraha, waxaana […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda kulan albaabadu u xiran yihiin waxaa uu hoygiisa kula leeyahay mid ka mid ah xubnaha mushariixnta Mucaaradka ah ee kasoo hor jeeda Madaxweyne farmaajo.

Warar hoose oo aan helnay ayaa tibaaxaya in Rooble iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame uu  shir uga socdo hoyga Ra’iisul Wasaaraha, waxaana xusid mudan in shirku  yahay mid xasaasi ah oo ay albaabadu u xiranyihiin.

- Advertisement -

Ra’isul wasaare Maxamed Xsueen Rooble iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaafkii ugu xoogganaa ee labada mas’uul isaga hor yimaadaan tan iyo markii xilka loo magacaabay Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaana xalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo uu wareegto Madaxweyne ku hakiyay Heshiisyada xukuumadda, balse waxaa xigtay in uu si kulul kaga hadlay arrintaasi RW Maxamed Xuseen Rooble.

War kasoo baxay Xafiiska RW Rooble ayaa waxaa si kulul looga hadlay arrintaasi, waxaana war-murtiyeed laga soo saaray Xafiiska RW Rooble lagu sheegay in hay’adaha xukuumadda ay sii Wadan doonaan howlahooda, aysana istaagi doonin dhammaan shaqooyinka xukuumadda.

Latest stories