HomeCaalamkaMasar oo sheegtay inuu sii furnaan doono Macbarka Rafax

Masar oo sheegtay inuu sii furnaan doono Macbarka Rafax

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maamulayaasha dalkaasi waxay maanta sheegeen inuu sii furnaan doonto Macbarka Rafax , si loogu oggolaado Falastiiniyiinta xayiran iyo Kiisaska Samafalka inay isaga kala gudbi karaan labada dhinac ee Xuduudka Masar iyo Marinka Qasa. Macbarka Rafax waxaa horey loo furay bishii May 16-dii ee sanadkan, kadib, markii uu dagaal ka dhex qarxay Ciiddanka Yuhuuda iyo Kooxaha […]

- Advertisement -

Maamulayaasha dalkaasi waxay maanta sheegeen inuu sii furnaan doonto Macbarka Rafax , si loogu oggolaado Falastiiniyiinta xayiran iyo Kiisaska Samafalka inay isaga kala gudbi karaan labada dhinac ee Xuduudka Masar iyo Marinka Qasa.

Macbarka Rafax waxaa horey loo furay bishii May 16-dii ee sanadkan, kadib, markii uu dagaal ka dhex qarxay Ciiddanka Yuhuuda iyo Kooxaha Mukhaawamada Falastiin.

- Advertisement -

Iska horimaadkaasi waxaa lagu dilay 234 qof oo Falastiiniyiin ah, oo ay ku jireen 66 carruur, halka ay 6,039 kalena lagu dhaawacay, sida lagu sheegay Tiro-koobka khasaaraha dagaalkaasi.

Latest stories