HomeCaalamkaKooxda Daalibaan oo la wareegtay Magaalo ku taalla waqooyiga Afganistan

Kooxda Daalibaan oo la wareegtay Magaalo ku taalla waqooyiga Afganistan

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Kooxda Daalibaan ayaa waxay maanta sheegeen inay la wareegeen magaallada KUNDUZ oo caasimad u ah  Gobalka Kunduz ee Waqooyiga dalkaasi. Waa magaalladii 3-aad ee ay Daalibaan la wareegaan saddexdii maalmood ee la soo dhaafay. Hadal-qoraal oo ay soo saareen ayey ku sheegeen inay qabsadeen Xarumihii Dhexe ee Boliska, Dhismaha Guddoomiyaha Gobalka KUNDUZ, Dhismaha Guddiga Doorashooyinka […]

- Advertisement -

Kooxda Daalibaan ayaa waxay maanta sheegeen inay la wareegeen magaallada KUNDUZ oo caasimad u ah  Gobalka Kunduz ee Waqooyiga dalkaasi. Waa magaalladii 3-aad ee ay Daalibaan la wareegaan saddexdii maalmood ee la soo dhaafay.

Hadal-qoraal oo ay soo saareen ayey ku sheegeen inay qabsadeen Xarumihii Dhexe ee Boliska, Dhismaha Guddoomiyaha Gobalka KUNDUZ, Dhismaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xabsiga Dhexe ee magaalladdaasi.

- Advertisement -

Ilo Deegaanka iyo Suxufiyiin ku sugan KUNDUZ waxay Telefishinka Aljazeera u xaqiijiyeen Dagaalamayaasha Daalibaan ku sugan yihiin Caasimadda Gobalkaasi ee KUNDUS, isla markaana ay Calankooda qotomiyeen bartamaha magaalladda iyo Dhismayaasha ay la wareegaan.

Qabsashadda Daalibaan ee ay maanta kula wareegeen magaalladda KUNDUZ ayaa timid, kadib, markii ay labadii maalmood ee la soo dhaafay  la wareegeen Caasimadaha Goballadda NIMRUUZ iyo JOWZJAN.

Daalibaan waxay Gobalka KUNDUS horey u qabsadeen sanadihii 2015-kii iyo 2016-kii, ka hor inta aan laga saarin.

Latest stories