HomeCaalamkaKooxda Daalibaan oo la wareegtay labo caasimad-gobaleed

Kooxda Daalibaan oo la wareegtay labo caasimad-gobaleed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahidayaa sheegay inay qabsadeen caasimad-gobaleedyada Kundus iyo Sar-e-Pol oo ku yaalla Waqooyiga dalkaasi. Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Afganistan waxa uu beeniyey Sheegashada Dalibaan, isagoo xusay inay inay iska horimaadyo weli ka socdan Gobalka Kunduz, inkastoo ay Daalibaan qabsatay Bartamaha Caasimadda Gobalka Kundus. Warbaahinta Pajwok Afganistan News waxay sheegtay inay Daalibaan qabsadeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahidayaa sheegay inay qabsadeen caasimad-gobaleedyada Kundus iyo Sar-e-Pol oo ku yaalla Waqooyiga dalkaasi.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Afganistan waxa uu beeniyey Sheegashada Dalibaan, isagoo xusay inay inay iska horimaadyo weli ka socdan Gobalka Kunduz, inkastoo ay Daalibaan qabsatay Bartamaha Caasimadda Gobalka Kundus.

- Advertisement -

Warbaahinta Pajwok Afganistan News waxay sheegtay inay Daalibaan qabsadeen tiro Dhismayaal ku yaalla Sar-e-Pol, balse ay weli socdaan dagaallada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts