HomeCaalamkaDuqeyn Diyaaradeed lagu dilay in ka badan 200 oo  Dagaalame oo la...

Duqeyn Diyaaradeed lagu dilay in ka badan 200 oo  Dagaalame oo la fuliyay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee Afganistan, Fawad Aman ayaa sheegay in Duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka xalay lala beegsaday  Caasimadda Gobalka Jawzjan ee Sheberghan ee Waqooyiga dalkaasi. Waxa uu intaasi ku daray in ka badan 200 oo  Dagaalame lagu dilay Duqeyntaaasi, lana burburiyey boqolaal gaadiid iyo Kaydad ballaaran oo Hub iyo Saanad ahaa. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee Afganistan, Fawad Aman ayaa sheegay in Duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka xalay lala beegsaday  Caasimadda Gobalka Jawzjan ee Sheberghan ee Waqooyiga dalkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray in ka badan 200 oo  Dagaalame lagu dilay Duqeyntaaasi, lana burburiyey boqolaal gaadiid iyo Kaydad ballaaran oo Hub iyo Saanad ahaa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Duuliye u dhashay Afganistan ayaa xalay lagu dilay magaalladda Kaabul, kadib, markii Qarax loogu rakibay Gaarigiisa.

Duuliyahaasi oo lagu magacaabi jirey Xamiidullaasi Caziimi waxaa uu ahaa Duuliye kaxeeya Helikoptarada lagu farsameeyey Maraykanka ee UH 60 Black Hawk.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka Kooxda Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid ayuu ku sheegay inay ka ka dambeeyeen Dilkaasi.

Latest stories