HomeCaalamkaDaalibaan oo ku sii siqaysa in ay gebi ahaanba Afghanistan la wareegaan

Daalibaan oo ku sii siqaysa in ay gebi ahaanba Afghanistan la wareegaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Daalibaanta ku sugan Afgaanistaan ayaa sheegtay, in ay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul iyo Kunduz, xilli ay sii wadaan in ay fidsadaan dhulka ay haystaan. Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in ay haystaan dhammaan dhismayaasha dawladda ee Kunduz. Laakiin sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegay in ciidamo gaar ah ay weli ku sugan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Daalibaanta ku sugan Afgaanistaan ayaa sheegtay, in ay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul iyo Kunduz, xilli ay sii wadaan in ay fidsadaan dhulka ay haystaan. Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in ay haystaan dhammaan dhismayaasha dawladda ee Kunduz.

Laakiin sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegay in ciidamo gaar ah ay weli ku sugan yihiin gudaha magaalada oo la dagaallamayaan kooxaha kacdoonka wada.

- Advertisement -

Haddii kooxdani awoodaan inay qabsadaan Kunduz, oo loo tixgeliyo inay marin u tahay bartamaha Aasiya, waxay dhabar jab weyn ku noqon doontaa dowladda.

Sarkaal maxalli ah oo ku sugan Sar-e-Pul ayaa sheegay in inta badan saraakiisha dowladda ay u guureen saldhig ciidan oo ka baxsan magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts