HomeCaalamkaShaqaale laga cayriyey Warbaahin Caalami ah iyo sababta keentay

Shaqaale laga cayriyey Warbaahin Caalami ah iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Telefishinka CNN-ka ayaa la sheegay inay 3 shaqaale cayriyeen, kadib, markii ay soo shaqo tageen iyagoo aan iska soo tallaalin Xanuunka COVID 19. Faahfaahin dheeraad ah lagama bixin Shaqooyinkii ay hayeen Shaqaalaha loo cayriyey sababo la xiriirta Tallaal la’aanta COVID 19. Shaqaalahaasi oo ganaax ahaan loo cayriyey waxaa la filayey inay dib ugu soo laabtaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka CNN-ka ayaa la sheegay inay 3 shaqaale cayriyeen, kadib, markii ay soo shaqo tageen iyagoo aan iska soo tallaalin Xanuunka COVID 19.

Faahfaahin dheeraad ah lagama bixin Shaqooyinkii ay hayeen Shaqaalaha loo cayriyey sababo la xiriirta Tallaal la’aanta COVID 19.

- Advertisement -

Shaqaalahaasi oo ganaax ahaan loo cayriyey waxaa la filayey inay dib ugu soo laabtaan Xafiisyada CNN-ka  bisha soo socota ee September 7-da, balse warar kale ayaa sheegay inaysan soo shaqo tegi Karin ilaa laga gaarayo bartamaha bisha October.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts