HomeCaalamkaMaleeshiyo ka tirsan Xuutiyiinta oo Duqeyn lagu dilay

Maleeshiyo ka tirsan Xuutiyiinta oo Duqeyn lagu dilay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 45 Maleeshiyo ayaa lagu dilay Duqeymo Diyaaradeed oo ay Isbahaysiga Sacuudiga  geysteen iyo Iska horimaadyo toos ah oo ka dhacay Bartamaha dalka Yemen. Ilo Milliteri ayaa sheegay in ugu yaraan 12 Maleeshiyo lagu dilay Duqeyn lala beegsaday Galbeedka Degmadda Sirwah, halka in ka badan 20-kalena lagu dilay Koonfurta Degmadaasi. Dhinaca kale, Telefishinka Xuutiyiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 45 Maleeshiyo ayaa lagu dilay Duqeymo Diyaaradeed oo ay Isbahaysiga Sacuudiga  geysteen iyo Iska horimaadyo toos ah oo ka dhacay Bartamaha dalka Yemen.

Ilo Milliteri ayaa sheegay in ugu yaraan 12 Maleeshiyo lagu dilay Duqeyn lala beegsaday Galbeedka Degmadda Sirwah, halka in ka badan 20-kalena lagu dilay Koonfurta Degmadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Telefishinka Xuutiyiinta ee Al-Masiirah TV waxa uu sheegay inay Isbahaysiga Sacuudiga duqeeyeen 11 Goobood oo ku yaalla Degmooyinka Sirwah iyo Raxabah, balse, Telefishinka ma faahfaahinin Khasaarihii ka dhashay.

Colaadaha ka soo cusboonaaday dalka Yemen ayaa waxay ku soo beegmeen iyadoo Xoghayaha Guud ee QM uu Ergay Cusub u soo magacabay dalka Yemen.

Ergaygaaasi oo u dhashay dalka Swedish waxaa lagu magacaabaa Hans Gurundberg, kaasi oo bedelay Ergaygii hore ee QM ee Arrimaha Yemen, Martin Girifiths oo xilkaasi hayey muddo 3 sano ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts