HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Weerar ka dhex dhacay Tareenkii ay Dad ku safrayeen

Khasaaro ka dhashay Weerar ka dhex dhacay Tareenkii ay Dad ku safrayeen

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Toban qof ayaa lagu dhaawacay Weerar Tooreey oo ka dhex dhacay Tareenkii ay ku safrayeen, sida ay sheegeen Saraakiisha Tareenada ee caasimadda dalka Japan ee Tokyo.

Weerarkaasi waxa uu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay meel ku dhow Saldhiga Tareenada laga raaco ee Seyjokuen oo ku yaallankii  Tokyo.

- Advertisement -

Warbaahinta NHK waxay magaca Eedeysanaha weerarka geystay ku sheegtay Yusuke Tasushima oo 36-jir ah, kaasi oo ay Ciiddamada qabteen, xilli uu doonayey inuu baxsado.

Caasimadda dalka Japan ee Tokyo waxay haatan marti-gelinaysaa Tartanka Olombikada Adduunka oo heer gebagebo marayo.

Latest stories