HomeCaalamkaDowladda Raashiya oo Ciidamo u dirtay Armeniya

Dowladda Raashiya oo Ciidamo u dirtay Armeniya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Armeniya ayaa xaqiijisay inay ciiddamo ka socda Raashiya soo gaareen gudaha dalkeeda, kuwaasi oo  gacan ka geysan doona sugida Amaanka ee  Xuduudka Armenia la wadaagto dalka Azerbejaan. Ciiddanka Cusub ee Raashiya waxay saldhig ka dhigteen Gobalka Tafuush oo ku yaalla Waqooyiga dalka Armeniya. Tallaabadaasi ayaa timid, hal isbuuc kadib, markii uu RW Armenia, Nikol Pashinyan uu Dowladda Raashiya […]

- Advertisement -

Dowladda Armeniya ayaa xaqiijisay inay ciiddamo ka socda Raashiya soo gaareen gudaha dalkeeda, kuwaasi oo  gacan ka geysan doona sugida Amaanka ee  Xuduudka Armenia la wadaagto dalka Azerbejaan.

Ciiddanka Cusub ee Raashiya waxay saldhig ka dhigteen Gobalka Tafuush oo ku yaalla Waqooyiga dalka Armeniya.

- Advertisement -

Tallaabadaasi ayaa timid, hal isbuuc kadib, markii uu RW Armenia, Nikol Pashinyan uu Dowladda Raashiya ka codsaday Kaalmo Milliteri, iyadoo uu labada dal ka dhexeeyo Heshiis dhanka Ammaanka.

Dowladda Raashiya waxay horey Heshiis u kala dhex dhigtay dalalka Armeniya iyo Azerbajaan, oo ay Ciiddankooda horey ugu dagaalameen Gobalka Nagoora Karabakh.

Latest stories