HomeCaalamkaDagaalo lagu laayay Ciidamo farabadan oo ka dhacay Afganistan

Dagaalo lagu laayay Ciidamo farabadan oo ka dhacay Afganistan

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ciiddanka Dowladda Afganistan ayaa sheegtay inay 385 Dagaalamayaal ka tirsan Ururka Daalibaan la dilay, 220 kalena la dhaawacay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Qoraal uu Twitter-kiisa soo dhigay Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi, Fawad Aman ayuu ku sheegay in Dagaalamayaashaaasi lagu dilay iska-horimaadyo ka dhacay Goballadda Wardak, Takhar, Heraat, Farax, Jowzajan, Smangan, Helmand, Baqlan iyo Kapisa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kooxda Daalibaan waxay soo bandhigeen Gaadiid iyo hub ay shalay ku qabsadeen dagaal ka dhacay Caasimadda Gobalka Nimruuz ee Zaranji.

Muuqaalo la soo dhigay Baraha Bulshada ayaa lagu arkayey Dagaalamayaasha oo la wareegay magaalladaasi iyagoo la wareegay Gaadiidka HUMVEES iyo Hub kala duwan oo lagu farsameeyey Maraykanka.

Latest stories