HomeWararDuqa Caasimadda oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir-gudoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Aminiga.

Kulankaan oo looga hadlay daradrgelinta Amniga iyo saameynta roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray sida loo mareen lahaa waddooyinka xiran ee ay roobabku saameeyeen, si dib loogu soo celiyo bilicdii Caasimadda.

- Advertisement -

Guddoomiye Cumar ayaa Waaxda Nadaafadda dowladda Hoose ee Xamar ku booriyay inay labo jibaaraan howlaha ay ku maareynayaan saameynta roobku uu ku yeeshay qaar ka mid ah waddooyinka Caasimadda, waxaana uu faray guddoomiyeyaasha degmooyinka inay Waaxda Nadaafadda gacan ku siiyaan waajibaadka loo igmaday.

Latest stories