HomeWararBooliska AMISOM oo la wareegay gaadiid loogu talagalay amniga doorashada Soomaaliya

Booliska AMISOM oo la wareegay gaadiid loogu talagalay amniga doorashada Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya. Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa bixiyay xafiiska taageerada Qaramada […]

- Advertisement -

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya.

Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa bixiyay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).

- Advertisement -

Baabuurtaan waxay inta badan ay taageeri doonaan Unugyada Booliska AMISOM ee la shaqeeya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed .

Ku -xigeenka Ergeyga Gaarka ah ahna Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) ee Soomaaliya, Simon Mulongo, ayaa maalinimadii shalay gaadiidkaasi ku wareejiyay Taliyaha Booliska AMISOM,ahna, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska (AIGP), Augustine Magnus Kailie.

Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa hormuud ka noqon doonta sugidda amniga doorashada, iyadoo booliiska AMISOM ay kaalin taageero ah ka qaadan doonaan , si loo hubiyo in geeddi -socodku yahay mid ammaan ah oo sugan

Latest stories