HomeCaalamkaRaashiya oo Dhoolatuskii Milliteri ee ugu weynaa ka samaynayso Xuduudka Afganistan

Raashiya oo Dhoolatuskii Milliteri ee ugu weynaa ka samaynayso Xuduudka Afganistan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka ee wax bam gareeya ee Raashiya ayaa qeyb ka ah Dhoolatuskaasi ka socda Xuduudka uu dalka Uzbekistaan la wadaago Afganistan.

Wasaaradda Difaaca Raashiya ayaa sheegtay inay afar Diyaaradaha Dagaalka ee casriga ee noocoodu yahay TU 22M3 ay qeyb ka yihiin Dhoolatuskaasi oo u muuqda fariin loo dirayo Kooxda Daalibaanta Afganistan oo ku soo dhawaanayso xuduudka dalalka Uzbekistaan iyo Tajakistan oo Isbahaysi la ah Raashiya.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 1,500 Askar Raashiyaan iyo kuwo u dhashay Uzbekistan ayaa qeyb ka ah Dhoolatuskasi oo la soo gebagebeyn doono bishan August 10-da.

Latest stories