HomeCaalamkaMadaxweyne ay Colaado ku furan yihiin oo ka qeyb galayo Caleema-saarka Madaxweyne...

Madaxweyne ay Colaado ku furan yihiin oo ka qeyb galayo Caleema-saarka Madaxweyne kale

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa la filayaa inuu maanta booqasho ku tago Caasimadda dalka Iran ee Tehraan, si uu uga qeyb galo Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalkaasi, Ibrahim Ra’isi. Munaasabadda Caleema-Saarkaasi oo maanta ka dhici doonta magaalladda Tehran waxaa lagu casuumay Madax ka kala socota 73 Waddan oo ay ku jiraan 10 Madaxweyne, 20 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa la filayaa inuu maanta booqasho ku tago Caasimadda dalka Iran ee Tehraan, si uu uga qeyb galo Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalkaasi, Ibrahim Ra’isi.

Munaasabadda Caleema-Saarkaasi oo maanta ka dhici doonta magaalladda Tehran waxaa lagu casuumay Madax ka kala socota 73 Waddan oo ay ku jiraan 10 Madaxweyne, 20 Guddoomiyaayaal Barlamaaan iyo 11 Wasiiro Arrimo Dibadeed iyo marti kale.

- Advertisement -

Dhinac kale, Warbaahinta TOLO News ayaa shaacisay in Safarka Madaxweyne Qaani ku tagayo Iran ay ku soo beegantay iyadoo ay Kooxda Daalibaan kordhisay Gulufka colaadeed ee ay ka wadaan inta badan Goballadda dalka Afganistan.

Talaadadii la soo dhaafay, Daalibaan waxay weerareen Wasiirka Difaaca Afganistan, Bismillaahi Khaan Maxamedi, kaasi oo ka badbaaday Beegsigaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts