HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Afrikada Dhexe oo booqnaya dalka Ruwanda

Madaxweynaha dalka Afrikada Dhexe oo booqnaya dalka Ruwanda

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweyne Faustin Arjange Todera waxa maanta booqasho 4 maalmood ah uga bilabantay Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. Waxa uu Kulan albaabadda u xiran la yeelan doonaa Dhigiisa dalkaasi, Paul Kigambe, iyagoo isla eegi doona Xiriirka Labada dal iyo Xaalladda Gobalka iyo Boqolaalka Ciiddanka Ruwanda ee lagu biiriyey Ciiddanka Nabad-ilaaliyayaasha QM ee ka hawlgala dalka Afrikada […]

- Advertisement -

Madaxweyne Faustin Arjange Todera waxa maanta booqasho 4 maalmood ah uga bilabantay Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

Waxa uu Kulan albaabadda u xiran la yeelan doonaa Dhigiisa dalkaasi, Paul Kigambe, iyagoo isla eegi doona Xiriirka Labada dal iyo Xaalladda Gobalka iyo Boqolaalka Ciiddanka Ruwanda ee lagu biiriyey Ciiddanka Nabad-ilaaliyayaasha QM ee ka hawlgala dalka Afrikada Dhexe.

- Advertisement -

Madaxweynaha Afrikada Dhexe waxa uu booqan doonaa Masxafka loo dhisay Ka-hortaga Xasuuqa iyo Mashruuc dhismo Dugsi iyo Xarun Cafimaad oo laga hirgeliyey Tuullo ka tirsan Degmadda Musanze, iyadoo dhismhaasi la dejiyey 144 Qoys.

Latest stories