HomeCaalamkaMadaxweynaha Cusub ee dalka Iran oo xilka la wareegay

Madaxweynaha Cusub ee dalka Iran oo xilka la wareegay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Munaasabad uu Madaxweyne Ibraahim Ra’isi si rasmi ah kula wareegay xilkaasi ayaa maanta lagu qabtay Caasimadda dalkaasi ee Tehran. In ka badan 100 wafdi oo ka kala socday 73 Waddan ayaana lagu casuumay Munaasabadaasi, kuwaasi oo ay ku jireen 11 Madaxweyne, 20 Guddoomiye Barlamaan iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweynayaasha dalalka Iraq, Afganistan,Nayjar, Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaa Islaamiga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad uu Madaxweyne Ibraahim Ra’isi si rasmi ah kula wareegay xilkaasi ayaa maanta lagu qabtay Caasimadda dalkaasi ee Tehran.

In ka badan 100 wafdi oo ka kala socday 73 Waddan ayaana lagu casuumay Munaasabadaasi, kuwaasi oo ay ku jireen 11 Madaxweyne, 20 Guddoomiye Barlamaan iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynayaasha dalalka Iraq, Afganistan,Nayjar, Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaa Islaamiga ee XAMAAS iyo Wafdi ka socday Ururka Midowga Europe ayaa ka mid ah Madaxdii ka qeyb gashay Munaasabadaasi oo lagu qabtay Xarunta Barlamaanka Iran ee magaalladda Tehran.

170 Saaxafiyiin ka kala socday Warbaahinada Caalamka iyo kuwa Maxaliga ayaa lagu casuumay Munaasabadda, si ay u tebiyaan Muuqaalka Xafladaasi oo muhiimad gaar ah u lahayd Beesha Caalamka.

Dhanka kale, Madaxweynaha cusub ee Iran, Ibrahim Ra’isi waxa uu xilkaasi kaga guuleystay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Xasan Ruuxaani oo muddo 4 sano ah xilkaasi hayey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts