HomeCaalamkaJanan sare oo isku dayey inuu jagada ka tuuro Madaxweynaha Koonfurta Suudaan

Janan sare oo isku dayey inuu jagada ka tuuro Madaxweynaha Koonfurta Suudaan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Janan sare oo katirsan dalka Koonfurta Sudan, ayaa ku dhawaaqey isaga qudhiisa inuu yahay hoggaamiyaha ururka mucaaradka, isagoo dalbadey in jagada madaxweyne kuxigeenka laga tuuro Riek Machar. General Simon Gatwech Dual, ayaa ku eedeeyey Mr Machar inuu carqaladeynayo hiigsiga dhaq dhaqaaqa ururka SPLM IO). Ku dhawaaqista ayaa timid ka gadaal markii ay shir qaateen jananada […]

- Advertisement -

Janan sare oo katirsan dalka Koonfurta Sudan, ayaa ku dhawaaqey isaga qudhiisa inuu yahay hoggaamiyaha ururka mucaaradka, isagoo dalbadey in jagada madaxweyne kuxigeenka laga tuuro Riek Machar.

General Simon Gatwech Dual, ayaa ku eedeeyey Mr Machar inuu carqaladeynayo hiigsiga dhaq dhaqaaqa ururka SPLM IO).

- Advertisement -

Ku dhawaaqista ayaa timid ka gadaal markii ay shir qaateen jananada ururka SPLM-IO), kuwaasoo ku taliyey in General Getwech uu la wareego booska madaxweyne kuxigeenka uu ka hayey dowladda wadaaga ee xiliga kala guurka.

Gen Gatwech is no stranger to controversy and was in June reportedly dismissed by Mr Machar as the chief of the opposition forces.

General Gatwech ayaa aheyn markii uggu horeysay ee uu abaaro xaalad khilaaf, iyadoo bishii lixaad ee sanadkanna laga hoggaaminta ciidanka mucaaradka.

- Advertisement -

Ha yeshee taageerayaasha Machar ayaa ku gacan seyray hadlaka kasoo baxey jananka,iyagoo sheegay in taasi aysan waxba ka badalin qaab dhismeedka dowladda.

Latest stories