HomeCaalamkaIsrael oo ku hanjabtay inay weerari doonaan dalka Iran

Israel oo ku hanjabtay inay weerari doonaan dalka Iran

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirka Difaaca Israel, Benny Gantz waxa uu maanta sheegay inay diyaar u yihiin inay Tallaabo Milliteri ka qaadaan Iran, isagoo ku eedeeyey inay ku xadgudbeen dhamaan Heshiiskii Is-Fahamka ee laga gaaray Barnaamijka Nukliyeerka Iran ee uu Madaxweynaha Maraykanka doonayo in dib loo soo nooleeyo. Wasiirka waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska YNET […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Difaaca Israel, Benny Gantz waxa uu maanta sheegay inay diyaar u yihiin inay Tallaabo Milliteri ka qaadaan Iran, isagoo ku eedeeyey inay ku xadgudbeen dhamaan Heshiiskii Is-Fahamka ee laga gaaray Barnaamijka Nukliyeerka Iran ee uu Madaxweynaha Maraykanka doonayo in dib loo soo nooleeyo.

Wasiirka waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska YNET ee ka soo baxa Israel, wuxuuna xusay inay joogaan xilligii loo baahnaa in Iran laga qaado Tallaabo Milliteri.

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay dalalka Caalamka inay ka fal-celiyaan Tallaabooyinka gardarada ee ay Iran ka wado Caalamka, waa sida uu hadalka u dhigay.

Digniintiisa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay sii kordhayso Xiisaddaha ka dhashay Weerarkii Daroonka ee dhawaan lala beegsaday Markabkii Booyadlaha Israel oo marayey meel ka baxsan Xeebaha dalka Oman.

Israel, UK iyo Maraykanka waxay ku eedeeyeen Iran inay ka dambeysay weerarka lala beegsaday Markabka MV Mercer Street oo ay ku geeriyoodeen 2 Badmaax oo u kala dhashay UK iyo Romania.

- Advertisement -

Dowladda Iran wey beenisay inay ku lahayd weerarka Markabkaasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts