HomeCaalamkaUrur sheegtay Mas'uuliyada Qarax lala beegsaday Wasiir ka tirsan Afganistan

Urur sheegtay Mas’uuliyada Qarax lala beegsaday Wasiir ka tirsan Afganistan

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Bayaan ka soo baxay Ururka Daalibaan ayey ku sheegeen inay ka dambeeyeen Qarixii xalay lala beegsaday Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Jeneral Bismillaahi Maxamedi Khaan.

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu qarxiyey meel ku dhow Guriga Martida ee uu Wasiirka ka deggan yahay caasimadda dalkaasi ee Kaabul.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Mirways Istanekzaay waxa uu sheegay in ugu yaran 8 qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena ku dhaawacantay Qaaraxaasi.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in la wada dilay Afartii dableyda ee weerarka soo qaaday, kadib, markii lala galay Isk-horimaad socday muddo 5 saacadood.

Dhinaca kale, Xisbiga uu ka tirsan yahay Wasiirka la weeraray ee Jameecadu Islaamiyah waxay sheegeen in Wasiirka iyo Qoyskiisa si nabad ah looga saaray guriga lagu weeraray.

Latest stories