HomeCaalamkaToogasho khasaaro geysatay oo ka dhacday dalka Mareykanka 

Toogasho khasaaro geysatay oo ka dhacday dalka Mareykanka 

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sarkaal ka tirsan Boliska Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon ayaa lagu dilay weerar Tooreey ah oo ka dhacay Xarunta Transit-ka ee Waaxda Difaaca ee magaalladda Washington DC. Waaxda Ciidadnka Badbaada ee The Pentagon waxay xaqiijiyeen Sarkaalka la dilay, balse, wey ka gaabsadeen Faahfahinta buuxda ee magaca Sarkaalka la dilay iyo xogta ku gedaaman weerarkaasi. […]

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Boliska Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon ayaa lagu dilay weerar Tooreey ah oo ka dhacay Xarunta Transit-ka ee Waaxda Difaaca ee magaalladda Washington DC.

Waaxda Ciidadnka Badbaada ee The Pentagon waxay xaqiijiyeen Sarkaalka la dilay, balse, wey ka gaabsadeen Faahfahinta buuxda ee magaca Sarkaalka la dilay iyo xogta ku gedaaman weerarkaasi.

- Advertisement -

Xoghayha Difaaca Maraykanka, Llyod Austin waxa uu ka tacsideeyey Dilka Sarkaalkaasi, wuxuuna amray in hoos loo dhigo Calamada suran Dhismaha Waaxda Difaaca ee dalkaasi.

Dhinaca  kale, Ciiddanka waxay toogteen Eedeysanihii weerarka geystay oo lagu mgacaabi jirey Austin William Lanz, kaasi oo ka soo jeeda Gobalka Georgia.

Toogashadaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay Ugu yaran hal qof oo marayey goobta rasaasta la isku weydarsaday ee  banaanka Xarunta Pentagonka.

- Advertisement -

Eedeysanihii dilka ka geystay waxa la sheegay inuu ahaa qof ka xanuunsanaa Dhimirka, waxaana uu horey uga tirsanaa Ciiddanka Mariniska ee dalkaasi.

Xafiiska Waaxda Dembi-baarista Boliska Federalka ee Gobalka Atlanta ayaa la sheegay inay horkcayaan Baaritanka dhacddaasi iyo Eedeysanihii dilka geystay.

Latest stories