HomeCaalamkaShil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Domazliki 

Shil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Domazliki 

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Labo qof ayaa ku geeriyootay, 38 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Tareen isku herdiyeen meel ku dhow Degmadda Domazliki ee K/Galbeed ee dalkaasi. Afhayeenka Adeega Gurmadka Dabka ee dalkaasi, Peter Ponzar ayaa sheegay inay socdaan Gurmad lagu daad-gureynayo maydadka iyo dadka dhaawaca ee ku hoos xaniban labada Tareen. Waxa uu sheegay inay ku-dhawaad 50 qof ku […]

- Advertisement -

Labo qof ayaa ku geeriyootay, 38 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Tareen isku herdiyeen meel ku dhow Degmadda Domazliki ee K/Galbeed ee dalkaasi.

Afhayeenka Adeega Gurmadka Dabka ee dalkaasi, Peter Ponzar ayaa sheegay inay socdaan Gurmad lagu daad-gureynayo maydadka iyo dadka dhaawaca ee ku hoos xaniban labada Tareen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inay ku-dhawaad 50 qof ku dhaawacmeen shilkaasi, iyadoo 7 ka mid ah dadka dhaawacmay ay xaalladooda aad u liidato.

Wasiirka Gaadiidka ee dalka Jeek Reboblik, Karel Haflijek waxa uu tilmaamay in mid ka mid ah Dareewalada labada Tareen uu gudbay iyadoo uu Nalka Cas ee Samafaraha uu shidnaa, taasi oo sababtay inay isku dhacaan Tareenka kale.

Latest stories