HomeCaalamkaRuwanda oo Ciidamo xoojin ah u dirtay dalka Afrikada Dhexe iyo sababta...

Ruwanda oo Ciidamo xoojin ah u dirtay dalka Afrikada Dhexe iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Ruwanda ayaa la sheegay inay 300 Askari u dirtay dalka Afrikada Dhexe, si ay u xoojiyaan Ciiddanka Nabad-ilaaliyaasha QM ee ku sugan dalkaasi. Ciiddanka ka socda dalka Ruwanda waxay taageero ka geysan doonaan sidii loo ilaalin lahaa Waddada muhiimka ee sahayda gaarsiisa casimadda dalkaasi ee Bangii. Daad-gureyntaasi waxay qeyb ka tahay Qaraarkii Golaha Ammaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Ruwanda ayaa la sheegay inay 300 Askari u dirtay dalka Afrikada Dhexe, si ay u xoojiyaan Ciiddanka Nabad-ilaaliyaasha QM ee ku sugan dalkaasi.

Ciiddanka ka socda dalka Ruwanda waxay taageero ka geysan doonaan sidii loo ilaalin lahaa Waddada muhiimka ee sahayda gaarsiisa casimadda dalkaasi ee Bangii.

- Advertisement -

Daad-gureyntaasi waxay qeyb ka tahay Qaraarkii Golaha Ammaanka ee QM ee 3,000 oo Askar dheeraad ah lagu xoojinayo Hawlgalka Nabad-ilaalinta QM u jooga dalka Afrikada Dhexe ee MINUSCA.

Afhayeenka Hawlgalkaasi, C/Casiis Faal ayaa sheegay in Ciiddanka Ruwanda sugi doonaan Waddada isku xirta magaallooyinka Bangii iyo Beloko.

Dhinaca kale, 450 Askari oo ka socda dalka Ruwanda ayaa la filayaa inay loo daabulo dalka Afrikada Dhexe dabayaaqada sanadkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts